Sawirro:-Soomaaliya Oo Ka Mid Noqotay Guddi Caalami Ah
Danjiraha cusub ee Soomaaliya ayaa ka qayb gashay shirka hay'adda caalamiga ah ee Solarka aduunka ee ISA kadib shirkaasi waxaa Soomaaliya ku guulastay kursiga gudoomiye ku xigeenka gudigga sharciga hay'adda caalamiga ah ee Solar aduunka