Share with your friends via email

Apple oo diiday amar maxkamadeed

Apple ayaa sheegtay inay iskaga difaacayso amar lagu siiyay inay caawiso baaritaan ay samaynayaan FBI si ay u ogaato xogta ku jirta telefoon uu lahaa Syed Rizwan Farook, oo isaga iyo xaaskiisa ku dilay dad San Bernardino.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip