Share with your friends via email

Tobanaan kun oo ku barakacday Daarfuur

Qaramada Midoobay ayaa waxa ay sheegaysaa in in ka badan todobaatan kun oo qof oo rayid ah ay ku barakaceen dagaaladii dhawaan ka dhacay gobolka Daarfuur ee waddanka Suudaan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip