Share with your friends via email

Madaxweyne Siilaanyo oo ka Qayb-galay Xaflad Tababar loogu soo Xiray Saraakiil (SAWIRRO)

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Siilaanyo ayaa maanta ka Qayb-galay xirtaanka tababar Saraakiil Millateriga Somalialnd ka tirsan ugu soo dhammaaday Dugsiga Dararweyne ee Bariga Magaalada Hargeysa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip