Wasiiradda Waxbarashada Somalia, Khadra Bashiir Cali ayaa Magaalada Doxa ee Xarunta Dalka Qatar ugu qayb-gashay Xaflad lagu soo xiray Tartanka Cayaartoyda da'da yar ee waddamada Carabta oo ka socday Maalmahaan xarunta dalka Qatar ee Dooxa.
To:
From:
Your Name:
Message: