Share with your friends via email

Aqoon Isweydaarsi Muqdisho Uga Furmay Kaluumeysato Iyo shaqaalaha Wasaaradda Kaluumeysiga

Aqoon kororsigan oo socon doona mudo laba maalin ah ayaa waxaa iska kaashaday wasaaradda kaluumeysiga iyo kheyraadka badda Soomaaliya iyo hay'adda FAO ee dhinaca cunada iyo beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip