Koonfur Afrika: Dad loo xiray boobkii loo geystay Ganacsatada Soomaalida
Todobaadkii la soo dhaafay ayaa Kooxo Burcad ah waxaa ay boob kula dhaqaaqeen Goobo Ganacsi ay leeyihiin dad u badan Soomaali iyo Itoobiyaan,kuwaas oo ku yaalla Magalada Soweto ee dalkaasi Koonfur Afrika.
Booliska dalkaas ayaa la sheegay in howlgal