Share with your friends via email

Sawiro: Kheyre oo Isbitaalka ku booqday askartii kusoo dhaawacantay Awdheegle

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa isbitaalka ku booqday askarta ka tirsan ciidanka xoogga dalka ee shalay ku dhaawacmay weerarkii argagaxisadu ku qaaday saldhigga ciidanku ay ku leeyihiin degamada Aw-dheegle ee gobalka Shabee

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip