Share with your friends via email

Israel oo ku dhowaaqday go'aankii laga sugayey ee Ilhaan Cumar iyo Rashida

Israel ayaa ka mamnuucday Ilhaan Cumar iyo Rashida Tlaib oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka booqasho ay qorsheeyeen inay ku tagaan Qudus iyo Daanta Galbeed, waxaa sidaas maanta shaaciyey wasiir ku-xigeenka arrimaha dibedda Israel, Tzipi Hotovel

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip