Puntland oo gacanta ku dhigtay xubno Shabaab ah oo soo maray Somaliland
Maamulka Puntland ayaa maanta shaaciyey inay gacanta ku soo dhigeen xubno ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo soo maray deegaano ka tirsan Somaliland, isla markaana u soo gudbayey buuraleyda Galgala.
Cabdirisaaq Faarax Warsame, Taliyaha Booliska bariga