Ra'iisal Wasaaraha Britain oo shaaca ka qaaday in ciidan uu u diraayo Somaliya
Ra'iisal Wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa shaaca ka qaaday in Boqortooyada Britain ay ciidan u dirayso dalalka Somaliya iyo South Sudan, si ay kaga qayb qaataan arrimaha ammaanka.