Share with your friends via email

In ka badan laba milyan oo muslimiin ah oo maanta taagan Banka Carafo

In ka badan laba milyan oo muslimiin ah ayaa maanta ku kulansan barxadda Carafo iyaga oo gudanaya waajibaadka xajka oo ah mid ka mid ah shanta tiir ee diinta Islaamka ay ku dhisan tahay. Xujeydan ayaa maanta oo Sabti ah socod ku tegay buurta Carafaa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip