Share with your friends via email

Hakad ku yimid kulan ay yeelan lahaayeen Xildhibaanada dalka Nigeria.

Kalfadhi ay lahaayeen xildhibaanada baarlamaanka gobolka Ondo ee dhaca Koonfur Galbeed dalka Nigeria ayaa la hakiyay kaddib markii saqafka dhismaha baarlamaanka uu kasoo dhacay Mas, sida ay ku warrameyso warbaahinta gudaha. Maska ayaa kusoo dhacay

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip