Share with your friends via email

Howlgal saakay ka socda Magalada Gaalkacyo

Wararka saakay laga helayo koonfurta Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ay howlgallo ka wadaan Ciidamada Ammaanka Magaaladaas, kadib markii xalay lagu dilay mid ka mid ah Ergadii soo xushay Xildhibaanada

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip