Share with your friends via email

Madaxweyne Farmaajo oo dalacsiiyay Saraakiil Boolis

Madaxweynaha Soomaaliya , Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ,iyada oo arrintaa lagu sheegay inay ka dambeysay talo soo jeedin ka timid Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Ameeri

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip