Share with your friends via email

Garsoore ka tirsan Maxkamadda Federalka ee magaalladda Calagary ee dalka Kanada ayaa laalay qorshe Imaam Cabdi Xersi loogu masaafurin lahaa dalka Maraykanka oo ay ka taallo dacwad la xiriirta fal kufsi oo geystay mar uu ku noolaa Maraykanka.

Eedeysanaha oo ah Hoggaamiye caan ka ah Jaalliyadda Soomaalida ku nool dalka Kanada ayaa la sheegay inaan xilligan loo gacan gelin doonin Hay'adaha Garsoorka ee Maraykanka, oo iyagu sheegay inuu Ninkaasi 2 haween ku fara xumeeyey mar uu ka shaqe

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip