Share with your friends via email

RIEK Machar oo si Taxaddar leh uga Hadlay Xilkii uu Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir

Hoggaamiyaha Mucaaradka Koonfurta Suudaan, Riek Machar ayaa si taxaddar leh uga hadlay xilkii madaxweyne ku xigeenka dalka South Sudan ee uu shalay u magacaabay madaxweynaha dalkaas, Salva Kiir.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip