Kontonkii sano ee la soo dhaafay, waxaa dunida aad ugu soo kordhay dadka heysta labo dhalasho iyo ka badan iyadoo loo aanaynayo sababo badan oo ay ugu muhiimsan yihiin colaadaha iyo dhaqaala xumida ka jira qeybo badan oo dunida ka mid ah sida Afrika.