Share with your friends via email

(LA YAABKA & SAWIRO): Haweeney Ilaalo ka ahayd Xabsi oo jeclaatay Maxbuus, kadibna la baxsatay.

Haweeney ka mid ahayd Ciiddanka Ilaaladda ka ah Xabsi ku yaalla Caasimadda dalka Switzerland ayaa lagu soo waramay inay jacayl daran u qaatay Maxbuus u dhashay dalka Syria oo ku xirnaa Xabsiga ay ilaaladda ka ahayd oo lagu magacaabo Limmattal Prison

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip