Share with your friends via email

SAWIRO:-Sarkaal ka soo goostay Al-Shabaab oo isa soo dhiibay

Sarkaalkaan oo la sheegay in uu ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa waxaa lagu Magacaabaa Ibraahim Manuur Cusmaan,waxaana uu isku soo dhiibey Maamulka Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay. Sarkaalkaan ayaa la sheegay in mudo 9-sano ah uu ka mid ahaa Al-Shabaab,

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip