Share with your friends via email

SAWIRO:-Ra'iisul Wasaare kuxigeenka oo shir uga qeyb galay Ankara

Dowladda Turkiga ayaa marti gelisay xuska, waxaana Munaasabadda furay wasiirka beeraha ee dalka Turkiga oo ay sheegay in ay muhiim tahay ka qayb qaadashada dib-u-dhiraynta deegaanka si looga baaqsado dhibaatada ka dhalata nabaad guurka deeganka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip