Share with your friends via email

Abwaan Saxardiid Jabiyo oo tiriyey suugaantii ugu badnayd ee Gumaysi diidka ahaa oo maanta ku geeriyooday Hargeysa

Alle Ha u Naxariisto Abwaan Saxardiid Maxamuud Jabiye oo ka mid ahaa Abwaanadii ka qaybqaatay halganka gumaysi diidka ee hal abuurkiisu sababay inuu xoriyadii lixdankii Soomaali ka heshay Ingiriiska ayaa maanta ku geeriyooday magaaladda Hargeysa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip