Share with your friends via email

Galmudug oo ka hadashay sidda ay wax uga dhaceen Gaalkacyo

Duqa Degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf bare iyo Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska Galmudug Col-Cabdi Jaamac Cabdulle Xabeeb oo si wadajir ah Warbaahinta kula hadlay Gaalkacyo sheegay in ay socdaan baaritaano sidda ay wax u dhaceen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip