Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo Soo dhoweysay Tallaabada Dowladda Soomaaliya uga Qaadatay Go'aanka Maxkamada Sare ee Dalka "Dib u Eegid"
Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa soo dhoweeyay go'aanka Garyaqaanka Guud ee dalka Dr. Cismaan Cilmi Guuleed kaas oo uu uga hadlayay go'aankii ay maxkamadda sare ee dalka soo saartay ee dhanka ahaa ururka Suxufiyiinta Q