Share with your friends via email

Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiiradda Puntland

Shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay, Amniga dalka, Safarkii Madaxweyne Ku-xigeenka ee deegaanka Af-urur

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip