Share with your friends via email

Madaxweyne Farmaajo oo Bogaadiyey Guulaha Qaran ee ay gaareen Orodyahannada Somaliyed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka munaasabad dhiirrigelin iyo maamuus ah ugu sameeyey Orodyahanno Soomaaliyeed oo billado ka soo hooyay tartanno heer Gobol iyo heer Caalami

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip