Qofkii saddexaad dhalinyaro Soomaali ah oo sanadkan lagu dilay magaalada Toronto
Dilalka loo geysanayo dhalinyarada Soomaaliyeed ee degan magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa sii kordhaya, iyadoo bilowga sanadkan la dilay illaa 3 Dhalinyaro Soomaali ah.