Share with your friends via email

Maxkamadda ciidammada qalabka sida oo lagu wareejiyay natiijada baaritaan iska hor imaad khasaaro geystay oo ka dhacay degmada Xamar weyne

Taliyaha Ciidammada Asluubta Soomaaliyeed, Bashiir Maxamed Jaamac Goobe ayaa sheegay in maxkamadda ciidammada qalabka sida lagu wareejiyay baaritaan uu guddi uu magacaabay madaxweyne Farmaajo ay ka sameeyeen iska hor imaad billowgii bishan ka dhacay

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip