Xafladan lagu xusayay 5-sano guuradii ka soo wareegatay maanta oo kale markii la aas aasay Idaacadda Kulmiye oo kamid ah idaacadaha madaxabanaan ee ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska,Xildhi