Share with your friends via email

Kenya oo ka hadashay go'aankii lagu soo celiyay mas'uuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa markii u horreysay ka hadashay mas'uuliyiin ka tirsan dowladda oo wasiir iyo xildhibaanno ay ku jireen oo loo diidday dal ku galka dalkaas, xalayna ku baryay garoonka diyaaradaha ee Nairobi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip