Share with your friends via email

Madaxtooyada Soomaaliland oo soo bandhigtay Sharciyada Xariga Xildhibaan Dhakool

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ee Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo saxaafadda la hadlay, waxa uu xarigga Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool ku sheegay sharci darro iyo in la jebiyey Dastuurka Soomaaliland.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip