Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia oo ku kulmay Maanta Muqdisho ayaa Xukuumadda Somalia Dib ugu celiyay Xubnaha Golaha Adeegga Garsoorka, si loosoo dhameystiro, iyagoo sidoo kalena ka dooday isbedel lagu sameynayo xeer-hoosaadka Baarlamaanka Somalia.