QM: Caruur Soomaaliyeed oo tiradoodu ay kor u dhaafayso 58,000 ayaa qarka u saaran dhimasho
Qaramada Midoobay ayaa maanta sheegtay in caruur Soomaaliyeed oo tiradoodu ay ka badan tahay 58,000 ay qarka u saaran yihiin geeri, haddii aan lala soo gaarin gargaar bani'aadamnimo oo deg-deg ah, iyadoo QM ay sheegtay inay ka dhalatay xalaadan