Share with your friends via email

Madaxweyne Xasan oo ku hanjabay inaan la cafin doonin dadka ku lugta leh qaraxii Daallo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay weerarkii Talaadadii lagu qaaday diyaaradda Daallo Airlines, ayaa waxaa uu sheegay inaanan wax cudurdaar ah loo samayn doonin dhammaan dadka ku lugta leh weerarkaasi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip