Afar nin iyo hubkii ay wateen oo laga dhex qabtay Xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya
Ciidamada Booliska ee ka howlgala Xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya, ayaa soo qabtay afar ruux iyo hub ay wateen, kadib howlgal amni sugid ah oo ay la socoto macluumaad ciidamada la soo gaarsiiyay ay ka sameeyeen Xerada weyn ee Qaxootiga Dhadhaab.