Share with your friends via email

Madaxweynaha Kenya la weydiistay in Ciidanka Kenya uu kasoo saaro Gudaha dalka Soomaaliya

Guddoomiyaha deegaanka Bomet ee wadanka Kenya, Isaac Ruto ayaa ka dalbaday madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta inuu Ciidanka Kenya kasoo saaro gudaha Somalia, isagoo tixgelinaya cabashadooda.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip