Share with your friends via email

DUQII Hore ee Muqdisho Maxamuud Ax'ed Nuur Tarsan oo Maanta Gaaray Beledweyne (Sawirro)

Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir iyo Duqii Magaalada Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur [Tarsan] iyo Wafdi odayaal-dhaqameedyo ah oo safarkiisa ku wehlinayay ayaa maanta soo gaaray magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip