RASMI: Ka Dib Guushii Ay Ka Gaareen Man City, Jamie Vardy Oo Mustaqbalkiisa U Hibeeyay Leicester City Una Saxiixay Qandaraas Cusub.
Jamie Vardy ayaa heshiis cusub oo seddex sanno ah u saxiixay kooxda hogaamineysa horyaalka Premier League ee Leicester City.
Weeraryahanka reer England oo 29 sanno jir ah ayaa Leicester kaga soo biiray Fleetwood heshiis hal milyan ginni ahaa sannadi