Share with your friends via email

FAROOLE: Waxaa leeyahay Xasan Shiikh Haddii Aadan Waxba Qaban karin Waa inaad Is-casisho

Madaxweynihii hore ee Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa ugu baaqay inuu is-casilo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku eedeeyay in saddexdii sano ee xafiiska joogay ay kaga dhamaatay khilaaf iyo is-qab-qabsi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip