Share with your friends via email

AMISOM oo jawaab ka bixisay sawirro dad badan ka careysiiyay oo ka soo muuqday baraha bulshada

Taliska howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa jawaab ka bixiyay sawir dad badan ka careysiiyay oo 24kii saac ee la soo dhaafay hadal heyntiisu ku badneyd baraha bulshada.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip