Share with your friends via email

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dhaqaale xumo baahsan ay soo food saartay dowladda

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintii shalay khudbad ka hor jeedinayay shirka magaalada Muqdisho uga furmay culima'udiinka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in dowladdiisu xiligan wajeyso dhaqaale xumo baahsan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip