Share with your friends via email

Xaakimka ugu sarreeya Hindiya oo lagu eedeeyay faro-xumeyn

Xaakimka ugu sarreeya Hindiya, Ranjan Gogoi, ayaa lagu eedeeyay inuu faro-xumeyn kula kacay haweeney ka shaqeyn jirtay maxkamada gudoomiyaha ka yahay. Haweeneyda oo 35 jir ah ayaa gudbisay dacwad ay ku sheegayso in bishii Oktoobar ee sanadkii hore u

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip