Waxaa si rasmi ah uga furmay magaalada Qabridahare Shiwaynihii 2aad ee Golaha dhexe ee Ururka ONLF. Shir-waynahan ayaa waxaa kasoo qayb galay Madaxda Ururka ugu sareeya, iyo dhammaan xubnaha Ururka ee degaanka iyo dibadda ku sugan. Sidoo kale Odayaal