Share with your friends via email

Boqolaal Soomaali ah oo si xun ugu dac darreysan xabsi ku yaala Sacuudiga

Ilaa iyo 700 oo Soomaali ah oo isugu jirta haween, rag iyo caruur ayaa ku xiran xabsi ku yaalla magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga halkaas oo ay si xun ugu dac darreysanyihiin.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip