Wargeyska Maalinlaha ee Daily Blic ee ka soo baxa caasimadda dalka Serbia ee Belgrade ayaa lagu soo daabacay Wareysi ay la yeesheen Duuliyihii Diyaaradda Daallo Airlines ee shalay uu qaraxa ka dhacay xilli ay ka duushay Garoonka Diyaraadaha Aadan Cad