Kenya oo cunaqabatayn ku soo rogtay Deegaanadda ay Alshabaabka kaga sugan dhulka xuduudka
Ilo ku dhow Dowladda Kenya oo codsaday inaan magaciisa la shaacinin ayaa sheegay inay Koox ka tirsan Saraakiisha Ammaanka ku sugan Mandera lagu amray inay xayiraan dhamaan Shixnadihii Gargaarka Samafalka ee u gudbi jirey Xuduudka Somalia.