Share with your friends via email

Dowladda Sacuudiga oo iska fogeysay mas'uuliyadda musiibadii Xajka ka dhacday

Dowladda Sacuudiga ayaa iska fogeysay eedeymaha loogu soo jeediyay ee mas'uuliyada musiibadii ka dhacday Xajka, kadib markii in ka badan todobo boqol oo ruux ku dhinteen isbuurasho dhacday maalintii Ciida.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip