HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MIOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 30-KA MAARSO 2019-KA
DIBADBAXYADA KA DHANKA AH MADAXWEYNAHA AAN HADLIN OO WALI SII SOCDA
Dadka Aljeeriya ayaa isugu soo baxay toddobaadkii lixaad dibadbaxyada ay uga soo horjeedaan xukuumadda madaxweynaha da'da ah ee xanuunsanaya Cabdilcasiiz Boutefliqa, iyo kuwa