Share with your friends via email

Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxiixdey heshiis iskaashi

Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Kenya, ayaa (31-01-2016)xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa ku kala saxiixdey heshiis iskaashi oo labada dal ay dhinacyo badan uga wada shaqeyn doonaan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip