Share with your friends via email

Madaxweyne Gaas oo ka hadlay ujeedada ka dambeysa tababarka ciidamadii ugu badnaa ee Puntland yeelato + Sawirro

Maamulka Puntland oo maalmahaan waday qorsheyaal uu difaacyo uga sameysanayo degaanada uu ka taliyo ee Bad iyo berri isugu jira ayaa iminka bilaabay in tababar loo furo ciidamadii ugu badnaa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip